DEG DEG Ethiopia ayaa Shacabkeeda iyo dunidaba si wayn ugu sheegaysa muhiimada heshiiskii Is Afgarad (MoU) ee ay Somaliland la gashay.

Friday June 07, 2024 - 16:02:35
hadhwanaag
Geesta kale Wasiirul-dawlaha Wershadaha Ethiopia Tarekegn Bululta,
May be an image of 1 person, newsroom and text


Alemu Sime oo ah Wasiirka Gaadiidka Itoobiya ayaa laba maalmood ka hor baarlamaanka dalkiisa u sheegay in heshiiskii ay galeen Soomaliland oo uu dhawaan dhaqan gali doono Itoobiyana ay ka dhabayn doonto hamideedii marin biyoodka Bada Cas.

Geesta kale Wasiirul-dawlaha Wershadaha Ethiopia Tarekegn Bululta, waxa uu ku sheegay in riyadii Ethiopia ee ahayd inay marin-badeed hesho ay run noqonayso.

Isna waxaa hadlay Ridwan Xuseen waxaa uu sheegay in goobta ay Ethiopia ka degayso Somaliland ay u dhaxayso Magaalooyinka Saylac iyo Berbera .

Dhamaan wararkan oo soo baxay Todobaadkan waxaa iyana ku biiray qaar ka mid ah safaaradaha ay Ethiopia dunida ku leedahay.
     
Loading...