DEG DEG : Madaxwayne Geelle Oo Hada kasoo Degay Goroonka Diyaaradaha Jabuuti

Sunday September 29, 2024 - 20:27:25
hadhwanaagnews
Xaalada Madaxweyne Geelle ayaa ah mid wanagsan ka dib
May be an image of 6 people and aircraft

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hada ka dagay dalka Jabuuti ka dib markii uu arimo caafimaad ugu maqnaa Maalmahan dalka Faransiiska sida ay wararka ku heshay Warbaahinta SBC.

Xaalada Madaxweyne Geelle ayaa ah mid wanagsan ka dib markii uu ka soo kabtay dhaawac Jilibka ka gaaray.
Dowlada Jabuuti ayaa sida oo kale beenisay warar baraha bulshada la soo galiyay saacadihii ugu danbeeyay oo ahaa in xaalada madaxweynuhu ay culustahay iyagoona warkaasi ku tilmaamay mid been abuur ah .
     
Loading...