Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W.R.W.B}
1-Goojacade Dabadii,Gunmaynu Joognaaye,
Gilgisho Ismaydha,Hablaheni Guur Maleh,
2-Ragu Wuu Go'aa,Gunaanada Dhamaanoo,
Gaban Hadanu Hadhahayn,Galao Dagaalma,
3-Gedanay Ku Noolyiin,Geerida U Dhaantee,
Geesun Ha Racane,Godka Maw Badhedhan,
4-Geeshki Muu Dhamaanine,Gaabisba Inagu Jira,
Gadaalba U Dhigaysaan,Geeridad Sugaysaan.
Ismail Abdillahi Handuleh
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!