Shirkan oo saaka furmay ayaan wax natiijo ah ka soo bixin....
Shirkan oo saaka ujeedkiisu ahaa in lagu iclaaamiyo Shirka Gollaha dhexe ee xisbigaasi oo si weyn loogu dheg taagayo ayaa saaka mar kale baaqday.
Shirkan oo saaka furmay ayaan wax natiijo ah ka soo bixin taasi oo sababtay in ay ku kala kacaan madashaasi masuuliyiin baddan oo kasoo qayb gashay.
Xubnihii ugu cad cadaa xisbiga Kulmiye oo aan warbaahinta ka soo muuqan tan iyo intii laga guuleystay Xisbigaasi ayaa saaka qayb ka ahaa Shirkani.