Waxaa Laga Yaabaa Inaadan U Caqli Badnayn Sidaad U Malaynayso

Tuesday May 07, 2024 - 09:15:27
Hadhwanaagtv
Laakiin runtii, waxa uu ku andacoonayo waa (kadsoomid),qofka...



Oof kastoo innaga mid ah (wuxuu taageeraa naftiisa oo rogrogaa) wuxuunu aaminsannahay in uu isagu yahay qofka kaliye ee wax laga weydiin karo waxa ay dadku isku khilaafaan... qof kastoo naga mid ah wuxuu qabaa inuu dhabaha saxda ah isagu hayo oo (haddii uu arrinka gacanta kuhayn lahaa) uu sidaas iyo sidaas samayn lahaa, oo uuummadda oo dhan ku wada xallin lahaa dhibaatooyinkooda saacado...


Laakiin runtii, waxa uu ku andacoonayo waa (kadsoomid),qofka ugu nacasnimada badanina kuwa kadsoomay waa qofkaaan garowsan cilladan naftiisa ku jirta. Ruuxa ugu caqli iyo xikmadda badan kuwa kadsoomase waa kan garta liidnaanta garaadkiisa iyo faham gaabnidiisa. Nuxurka murtidii hore ayaana ah (qofkii dadka la tashado, wuxuu la wadaagaa caqligooda):


laakiin Xikmadda casriga ah waxay tiraahdaa (Ilaahay markuu arsaaqa qaybinayay cidi kuma qancin risqigeeda, laakiin markuu caqliyada qaybinayay qof walba wuxuu ku qancay caqligiisa).

✍ فهد عامر الاحمدي


     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...