Akhriso Nuxurka Qaraar ay Maxkamadda Sarre ka soo saartay Xeerka Dorashooyinka Somaliland

Thursday March 07, 2024 - 20:12:39
hadhwanaag
Go'aankii oo dhamaystiran hoos ka akhriso


Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha, Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saabsanaa waafaqsanaan la’aanta Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.



May be an image of ticket stub and text
     
Loading...