Maayarkii Hore Ee Burco Oo Wareejiyay Dayn Dhan $2,899,000.

Saturday December 23, 2023 - 11:47:47
hadhwanaag
"$2,899,000 (laba milyan sideed boqol, sagaal iyo sagaashan kun oo dollar)"



Hargaysa (HWN) Xafladda xilwareejinta maamulka cusub ee Degmada Burco iyo maamulkii  hore ee Degmadaasi ayaa hada ka socota Caasimadda Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco.

 

Munaasibadan xilwareejinta waxa ka soo qayb galay maamulka Gobolka Togdheer, Cuqaal, Waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilladda Somaliland.

 

Waxa xusid mudan in $2,899,000 (laba milyan sideed boqol, sagaal iyo sagaashan kun oo dollar) oo deyn ah ay maanta wareejiyeen maayirkii iyo ku-xigeenkii Burco ee xilka laga qaaday.

     
Loading...