Noloshu ma ahan wax adag.

Wednesday December 20, 2023 - 10:39:21
hadhawanaag
Xasilloonida naftu waxa ay ku sugantaa...




Jaceylku waxa uu ka dhashaa, xiriir muddo dheer dhisnaa.

Caafimaadku waxa uu ku waaraa, dhaqan wanaagsan oo muddo dheer la joogteeyay.
Hantidu waxa ay ku timaaddaa, maalgashi muddo dheer la sugay.

Xasilloonida naftu waxa ay ku sugantaa, iska warqabitaan nafsi ah oo muddo dheer la daa’imay.
Hibadu waxa ay ku sameysantaa, dedaal diirad leh, oo muddo dheer la waday.

Haddii aad rabtid wax qiimo leh, u feker, oo u dhaqan si aayo leh.


Ex-Qurlii
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...