Bisimillahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Waxaan Idinla Wadaagaya Sheeko Run Ah Oo Dhacday,
Intii Uu Socday Dagaalka Huwanta Iyo Ciidanka Somalilaand.
Sheekada Ayaa Sababtay Lamaane Isjecela Oo Ku Kala Tegay,
Kuna Burburay Reerkoodii.
{Waana Waxyaabah Uu Sababay Garaad Gala Dagaalka}.
Gobaad Iyo Gobdoon,Jacaylkay Guntadeen,
Garaadkii Kala Gooyay,Lamaani Kala Geeyay,
Gudobtaa Ku Sameeyay,Gacalkii Isjeclaaday,
Midba Gees U Dhaqajay,Godka Eebbe Ku Naar,
Gefafkaas U Abuuray,Guryaha Uu Dumiyay,
Geesiyashii U Xabaalay,Goblanka Dumarkee,
Gambocad Guudka U Saar,Guule Samiximayo,
Guud Aduunka Dushiisiyo,Godka Akhiro Seeg,
Geesinaw Ma Fayoobee,Gaal Miyaa Ma Islaam,
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!