Astaamaha lagu garto jaceylka dhabta ah 7 Qodob.

Wednesday December 21, 2022 - 12:28:25
hadhwanaagtv
xishoodka iyo aamusnaanta baa astaan weyn


1- Qofka sida dhabta ah kuu jecel jaceylkiisa wuu qarsadaa kuuma sheegto lkn dareensiintiisa ayaa badan.????

2- Ruuxa jaceylka dhabta ah kuu qaba had iyo jeer inuu kula hadlo ayuu damcaa balse markuu ku arko afka juqda gaba kaliya aragtiida ba farxad ugu filan.????

3- Waa qof ku dhawrta dadka kaligaa kaa dhex eegta si kasta oo aad ugu dhex jirto dumar shidan isaga kaligaa baa u muuqatid.????

4- markay kusoo eegayso xaqiiq iyadoo dhoola cadeynaysa wajigeeda qurux ku dhooban tahay bay kusoo eegta????

5- xishoodka iyo aamusnaanta baa astaan weyn u ah jaceylka dhabta hubaal way kala xishoodan labada sida dhabta isku jecel????

6- Aragtida kowaad aad aragto garaaca wadnahaaga xadkiisa ayuu dhaafaya taasna wa javeyl dhab ah.

7- haduu wiil si dhaba kuu jeclaado hubaal kama waynaysid agtaada wuxuu had iyo jeer ku meer meeraysan doona agagaarka aad dagan tahay ama aad ka dhowdahay.

insha allah part kale wan keeni doona.????♥️
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...