0 Visits: 2647 |
Thursday September 12, 2019 - 07:56:27
Waa 26-kii April 2018 iyo Xarunta Shaqaalaha ee Hargeysa, waxa uu Gudomiyha cusub ee Bangiga Dhexe ee SL, Mudane Ali Ibrahim Jaamac (Baqdaadi), guud marey shaqada
0 Visits: 4090 |
Thursday September 12, 2019 - 05:19:02
Hargeysa(HWN)-Xukuumada Somaliland ayaa intii ay ka kaaftoontay dhabaha sharciga ah ee lagu maareeyo eedeynaha saxaafada loo soo jeediyo ayaa waxa soo baxaya in ay si gaar ah u bartilmaansaneyso weriyeyaasha u dhashay beel ka mid ah hawlwadeenada ka shaqeeya Hahdwanaag News.
0 Visits: 1987 |
Thursday September 12, 2019 - 04:56:59
Hargeysa(HWN)-Xukuumada ayaa xeeraka sharci ee saxaafada iyo maxkamadaha madeniga ah ka kaaftoomay kolkii ay arkeen in shirkadaha isgaarsiintu u dhego nugul yihiin
0 Visits: 2546 |
Thursday September 12, 2019 - 04:40:38
Hargeisa(SD)-The Canadian Governor of the Somaliland Central Bank Ali Ibrahim Baghdadi in his quest to clam down on the free press had ordered the arrest of Hadhwanaag journalist in Hargeisa.
0 Visits: 2139 |
Wednesday September 11, 2019 - 21:22:32
Waxa cisbitaalka guud ee Boorama la keenay gabadh yar oo la il-dharan dhaawacyo ka soo gaadhay walax aan la garanayn oo ku qaraxday, mar ay ku sugnayd degaanka Afar Haadka oo 7km u jirta degaanka Riiga Kalawle ee degmada Lughaya.
0 Visits: 2113 |
Wednesday September 11, 2019 - 19:23:10
Dadka Mareykanka ayaa maanta xusaya sanad-guuradii 18-aad ee weerarkii argagixiso ee September 11 2001, kaasi oo ku dhowaad 3,000 oo qof ku dilay New York, Virginia iyo Pennsylvania.