hadhwanaagnews

Hadhwanaagnews.com | Hargeysa | Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane Barkhad Jaamac Batuun, ayaa xarunta Golaha Wakiillada kulan kula yeeshay Guddida Gaarka ah ee Golaha Wakiillada u qaabilsan Xeerka Saxaafadda.
Kulankan ayaa dhexmaray masuuliyiinta Wasaaradda iyo guddida Golaha Wakiillada ee u xilsaaran Xeerka Saxaafadda.