Xirsi Cali Xaaji Xasan: "Reer Gabiley Runta, Ballan-fulinta iyo Difaaca Qarannimada Somaliland Ayay Ku Caan Yihiin"

Friday October 30, 2026 - 16:28:53
hadhwanaagnews
"Reer Gabiley runta iyo ballan-fulinta ayaa lagu yaqaannaa,

Hadhwanaagnews – Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ammaanay bulshada reer Gabiley, isaga oo sheegay in lagu yaqaano runta, ballan-fulinta iyo difaaca qarannimada Somaliland.

"Reer Gabiley runta iyo ballan-fulinta ayaa lagu yaqaannaa, difaaca qarannimada Somaliland-na waa astaan lagu yaqaan,” ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan.
     
Loading...