hadhwanaagnews

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shacabka ugu baaqay inay ilaaliyaan amniga, nabadda iyo midnimada, isaga oo sheegay in dadaallada ku aaddan ictiraafka Somaliland uu isagu sii wadi doono.
"Amniga iyo midnimada ilaaliya, anna ictiraafka ii daaya,” ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.