Hediisoon Weli Dhmaanin,Habaar Ma Dilaayo Ruuxna.

Saturday September 05, 2026 - 14:55:12
hadhwanaagnews
TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 



BISMILLAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (A.S.C.W.R.W.B)

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.


 

 

1-QOF HIIL WAAYAYBA HABAAR,HUB IYO U YAHAY HALBEEGE,

HOLANMAYO NINKAYS HUBA,HABAARNA MICIINSANMAYO,

HADDII HIBASHADU XAQIIQTAY,HABAARKA HALAGA DUCASTO.


 

2-QUQIYO CIIL RUUX QABIYO,HIIRTAANYA HABAAR KA DARAN,

ANIGA WAXA ILAHABOON,INAAN LA HULAAQIN HAWSHAN,

HALKEEDANA LAGU BAKHTIIYO,HULUULA CADAWGA ODNO.


 

3-HADDIIBU AHAA HABAARKU,NINKAAS HADALAYO ISDHAAFI,

HALKAY TAALAA U BAAHAN,HAWLYARAAN INALOO DABOLO,

DABKII HURINLA HA WAAYE,GACMAHA HOOS INOGU MAYDHA.


ISMAIL HANDULEH.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...