Codeynta Doorashada Golaha deegaanka ee G/Banaadir oo weli socota.SAWIRRO

Thursday December 25, 2025 - 11:40:26
hadhwanaagnews
Ilaa 20 urur siyaasadeed ayaana ku tartamaya doorashada golaha deegaanka

May be an image of one or more people and tree


Codeynta ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilaabtay goobaha codbixinta ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Ilaa 20 urur siyaasadeed ayaana ku tartamaya doorashada golaha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Xubno ka tirsan golaha wasiirada Soomaaliya oo ka muuqday baraha bulshada ayaa ka mid ah dadka codkooda dhiibanaya.

May be an image of one or more people
May be an image of one or more people
May be an image of one or more people, people studying, clothes iron and text
May be an image of one or more people, hospital, dais and text
May be an image of one or more people and crowd
May be an image of one or more people
May be an image of one or more people and headscarf
May be an image of one or more people and hospital
May be an image of one or more people and text
May be an image of one or more people
May be an image of one or more people, the Western Wall and text
May be an image of one or more people

     
Loading...