Madaxweyne Cirro: "Somaliland Waxay Aaminsan Tahay In Aqoonsigeedu Ku Salaysan Yahay Xaqiiqooyinka Muuqda"

Saturday August 08, 2026 - 19:55:50
hadhwanaagnews
Madaxweyne Cirro ayaa tilmaamay in Somaliland ay sannado badan ....


May be an image of dais

Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay aaminsan tahay in qaddiyadda aqoonsigeedu ku salaysan tahay xaqiiqooyinka muuqda ee ay dhistay.


 

Madaxweyne Cirro ayaa tilmaamay in Somaliland ay sannado badan dhisaysay hay’ado, nidaam maamul iyo xasillooni, kuwaas oo uu sheegay inay saldhig u yihiin doodda Somaliland ee ku aaddan aqoonsi caalami ah.


 

"Somaliland waxay aaminsan tahay in aqoonsigeedu ku salaysan yahay xaqiiqooyinka muuqda ee ay dhistay.”

— Madaxweynaha JSL, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

     
Loading...