Madaxweyne Cirro: "Somaliland Waxaa Ka Go'an Nabadda, Maamul Wanaagga iyo Xasilloonida Gobolka"

Saturday August 08, 2026 - 19:46:35
hadhwanaagnews
Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda



Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay xoojinta nabadda, maamul-wanaagga iyo xasilloonida gobolka.


 

Madaxweyne Cirro ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in Somaliland ay sii xoojiso iskaashiga caalamiga ah ee wax-ku-oolka ah, si loo gaadho horumar iyo danaha shacabka.

 

"Somaliland waxaa ka go'an nabadda, maamul wanaagga, xasilloonida gobolka iyo iskaashi caalami ah oo wax ku ool ah.”

— Madaxweynaha JSL, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

     
Loading...