Hay'adda Dhawrista Tayada Iyo Ururka Dhakhaatiirta Oo Ka Shiray Tayada Dawooyinka

Thursday May 07, 2026 - 13:15:07
hadhwanaagnews
Kulankan ayaa si gaar ah xoogga u saaray tayada dawooyinka

May be an image of newsroom and text


Kulan dhexmaray Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland iyo Ururka Dhakhaatiirta Somaliland ayaa diiradda lagu saaray bilowga iskaashi muhiim ah oo lagu xoojinayo ilaalinta caafimaadka bulshada.


 

Kulankan ayaa si gaar ah xoogga u saaray tayada dawooyinka, la-dagaallanka dawooyinka tayadoodu liidato iyo kuwa been-abuurka ah ee khatarta ku ah caafimaadka shacabka.


 

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay wada-shaqayn joogto ah oo lagu ilaalinayo badqabka dawooyinka iyo kor u qaadista wacyiga bulshada ee la xidhiidha isticmaalka dawooyinka saxda ah.

May be an image of one or more people, people smiling, headscarf and scarf
May be an image of one or more people
May be an image of one or more people, beard and suit
May be an image of one or more people and suit
May be an image of one or more people, beard and people smiling
May be an image of one or more people and suit
May be an image of one or more people
May be an image of one or more people, people smiling and headscarf
May be an image of one or more people and text
May be an image of one or more people, headscarf, newsroom and text


     
Loading...