HADHWANAAGNEWS
dhibaatooyinka ay Somalia u geystay Somaliland iyo Somalida kaleba Marka laba reer oo qudhi ka Masuul yihiin dhibaatada 65 Sanadood Ka Jirtay Dhulalka Somaliland Iyo Somaliya Oo Ah Dhibaatada Dawladii Somali Republic Na Ta Qudhee Dumisay Ah Welina Labadii Reer Ee Dhibaatadaa Ummadda Somaliland Iyo Ummadda Somaliya U Geystay Ay Bartii Ka Hayaan Ahayd Iyaga Mooyee Inaan Cid Kale Geyin Kursiga Madaxweyne, Dawladana Qayb Libaax Qaataan Dadka Kale Ee Soomaaliyeed Ee Ka Tiro Badan Ay Cad Quudheed Qaataan .
Taasi Waa Ta Keentay In Madaxweyne Cabdiraxman Cirro U Gelisaysay Inuu Xidhiidh Diplomacy, Mid Dhaqaale mid Amni Iyo Ictiraaf Ba Ka Doonto Dawladda Isreal Iyo Inuu Saxiixo in Israaiil Lala Noolaado Lana Saxeexo Heshiiska Abraham Accord ee nabada gelyada mandaqadda geeska Afrikaba IYO BARIGA DHEXE AY XASHISO. kaasoo ay saxeexeen Dawlado Carabi oo Sucuudigu u horeeyo, Masar, Urdun, Morocco, Turkiga iyo Suudaanba.
Wadaadada Somalia taageersan ha ka soo saaraan Quraanka in aan binu Adamku heshiis iyo nabad buuxda ku geli karin Adduunka iyadoo Israiilna ku jirto. Waxay ku meeraysanayaan siyaasad qabiilaysan iyo God-Mulac.
Somaliland Iyo Isreal Waxay wada Qadeen Heshiis Cudub Oo Dunida Ku Cusub , Markay Isu Yimaadeen Wasiirka Arimaha Debedda Israiil Iyo Weftigiisii Iyo Madaxweynaha Somaliland Iyo Xukuumadiisu Cidina Geeso Iyo Mucjiso Kamay Muuqan Ee Waxay Ahaayeen Dad Binu Aadama Oo Caruurtii Nebi Ibrahim Ah Waanay Heshiiyeen Cunto Xalaalana Wey Wada Cuneen.
Somalia kitaabka hoos ugu qoran ee aan wadanka Somalia reeruhu wada lahayn ha ka baxaan haddii kale afar ama shan gobol bay usii kaka go I Somaliland baanaa wado u furi.
Wa bilaahi tawfiiq
Mohamed Bashe <[email protected]>
Qoraa Bashe Buurdheyste .
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!