Dhanka kale waxa u intaas ku daray in hay'addaha dowladda
Guddoomiyaha maxkamadda sarre ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa sheegay in 350 Garyaqaan ay shirka fadhiyaan in ka badanina ay dibedda joogaan ay tahay wax aad u qiimo badan.
Guddoomiye Aadan waxa uu iftiimiyay in markasta dadka sharciga barta tiradoodu ay badato in cilmiga sharcigu sarre u kacayo, waxa uu farta ku fiiqey in ay badanayaan dadka hogaansama dastuurka iyo kala-danbeynta.
Dhanka kale waxa u intaas ku daray in hay'addaha dowladda oo dhami u baahan dad bartan culuunta sharciga wax la qora, la toosa oo aan iyagu maxkamaddaha imanba.
Guddoomiye Aadan waxa uu sigaara ugu baraarujiyay in dadka barta culuunta sharcigu aanay ku xisaabtamin in markasta aanay maxkamaddaha ku qaadan tababaro, balse ay raadiyaan meelo kale.
"Waxa la isku qabsadaa heshiisyada aan sharciyaqaan lagala tashan" Guddoomiyaha Maxkamadda Sare