Spain: Maydadka tahriibeyaal lugaha iyo Gacmaha Laga xidhxidhay oo Badda Laga Helay.

Saturday June 28, 2025 - 09:33:24
hadhwanaagnews
Ciidamada Booliiska ee Dalka Spain ayaa xusay in a

May be an image of 2 people, boat and text that says 'GUARDIA CIVIL'
Xukuumadda Spain ayaa shaaca ka qaaday in Badda ka heshay Maydadka 31 Qof oo Tahriibeyaal ah kuwaas oo Lugaha iyo Gacmahaba Laga xidhxidhay.

Ciidamada Booliiska ee Dalka Spain ayaa xusay in ay samayn doonaan baadhitaanka dhacdadan, waxaanay intaasi ku dareen in ay u malaynayaan in magafeyaashii waday ay falkaasi kula kaceen.
     
Loading...