Gaadiidkan ayaa laga digay in ay dalka guddihiisa
Somaliland waxaa gabi ahaanba laga joojiyey in lala soo dego ama la soo iibsado Gaadiidka Qabaalka ah iyo kuwa raaxada ee aanay xabaddu ka gudbin.
Gaadiidkan ayaa laga digay in ay dalka guddihiisa soo galaan ama Dekeddahaba Somaliland laga soo dejiyo.
Arrintan ayaa u muuqata mid lagu sugayo amniga, Nabadda iyo xasiloonida oo ay Somaliland ku caano maashay.