DEG DEG Xaalada Laascanood oo is bedeshay.

Tuesday June 10, 2025 - 07:01:19
hadhwanaagnews
Sida ila xogogaal ah ii xaqiijiyeen wuxuu halkaas u tegay arrimo....


Hoggaamiyihii jabhadda nabad-diidka ah ee ka howlgelaysay Bariga Sool ayaa maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho.

Sida ila xogogaal ah ii xaqiijiyeen wuxuu halkaas u tegay arrimo la xidhiidha nabad-galyo iyo xaalad amni, kadib markii uu ka shakiyay in dil qorshaysan loogu diyaariyay magaalada Laascaanood.

Dhanka kale, qaar ka mid ah garaadadii ku sugnaa magaalada Laascaanood oo ay gacanta ku hayaan kooxaha nabad diid ah ayaa halkaas ka guuray, iyaga oo u kala baxay magaalooyinka Jigjiga iyo deegaano ka tirsan Puntland.
     
Loading...