DEG DEG Xildhibaan Ka Tirsan Dowlada Kenya Oo Raali Galin Siiyay Somaliland

Thursday May 29, 2025 - 20:40:07
hadhwanaagnews
"Waxaan idiin xaqiijinayaa in Dawladda Kenya ee uu Hoggaaminayo
May be an image of 1 person and text


Xildhibaan Yuusuf Aadan Xaaji oo ka tirsan Xildhibaanada Kenya oo shacabka Jamhuuriyadda Somaliland raali galin siiyey.

"Waxaan idiin xaqiijinayaa in Dawladda Kenya ee uu Hoggaaminayo William Ruto In ay idin soo dhawaynayaan aniga oo uu ku hadlaya Magaca Kenya waxa aan ka Cudur daaranayaa Arrimihii dhacay”
     
Loading...