Madaxwaynaha Somaliland Waxa kale oo uu ka sharraxay
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ka hadlay in ay lagama maar maan tahay in Somaalida mid waliba ay gaarkeeda isu saxdo una tashato oo ay aayaheeda ka tashato.
Madaxwaynaha Somaliland Waxa kale oo uu ka sharraxay in Somaliland ay maamusho, gacantana ku hayso oo ka taliso dhulkeeda, Baddeeda, maamushana khayraadkeeda cidna aanay la maamulin cid Kalena talo ku lahayn.