Waxaan farayaa Ciidamada Amaanka cidii...
"Waxaan shacabka Somaliland,Meel kasta oo ay joogaan u sheegayaa in maanta Barnaamijkii Qaramaynta uu soo dhamaaday.kuna soo dhamaaday degmada Qorilugud.Waxaan farayaa Ciidamada Amaanka cidii ay hub iyo Gaadiid ku qabtaan in ay kala wareegaan"
Madaxwayne kuxigeenka Somaliland