DEGDEG" Qaar Ka mid ah Garadad SSC iyo Salaadinta Somaliland Ayaa Maanta Nabad Ku Wada Qaatay Dowlad Degaanka Somalida.

Monday May 12, 2025 - 16:19:04
hadhwanaagnews
munaasibad caleemo-saar suldaan ah oo ka qabsoontay,,,,

May be an image of 7 people and text that says 'IDN KEMEDIA KF MEDIA Suldaan Daa'uud Suldaan Cabdiqaadir iyo Garaad Jaamac Garaad Cali 0o Nabad isla qaatey.'

Suldaan Daa'uud Suldaan Cabdiqaadir iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo Nabad isla qaatey.


Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa'uud Suldaan Cabdiqaadir iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku kulmay munaasibad caleemo-saar suldaan ah oo ka qabsoontay magaalada Qabri-dahare ee DDS ayaa sheegay in ay Nabad isla qaateen oo midna aanu duullaan ku ahayn deegaan kale.
     
Loading...