Weerarka Shimbirka Iyo Boqortooyada Shinida!

Wednesday April 23, 2025 - 11:52:45
hadhwanaagnews
Daraasado la sameeyay ayaa muujiyay in shimbiraha qaarkood,



Mid ka mid ah muuqaallada iskahorimaadyada naadirka ah ee dabiiciga ah, ayaa in shimbirkan geesiga ah uu ka dhex jabsada kumanaan shinni ah hanti qaali ah " rug ay ka buuxaan cunto iyo tamar”.

 

Muuqaalkan cajiibkaah waxa uu muujinaya geesinimada dhalashada ah, iyo dhaqanka gaarka ah ee shimbirkan oo ah waxaan dhicin maalin kasta. Laakin sidee ayuu ugu adkaystaa shimbirkani qaniinyada shinnida? Sidee ayuuse uga badbaadi karaa weerarka halista sunta ah ee qaniiniyada shinnida?

 

Daraasado la sameeyay ayaa muujiyay in shimbiraha qaarkood, sida shinida oo kale, ay ku leeyihiin xuub adag meelaha xasaasiga ah, taas oo yaraynaysa saamaynta ay qaniiniyada shinnidu leedahay. Waxa kale oo taasi barbar socda iyada oo uu adeegsanayo xawaaraha dheeraynaya iyo baxsadka xirfadiisa isagoo goob sare oo shinida gaadhieeda dhib ku ah..

 

Muuqaalkan waxa ina tusaya xikmadda allah(sw) ee ku jirta abuurkiisa, iyo dheellitirka xoogaga caalamka adduunyada, iyo sida kuwa dacfiika ahi , halis ugu jiraan, haddana wax kasta si sax ah u socdaan. Halganka guusha Noloshu waa qorshe, dadaal iyo fikir xeel dheer si aad u gaadho yoolka adigoo dhibta iyo hadimooyinka ka horeeyana u adkaysnaya.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...