Dekedaha Boosaaso iyo Berbera ayaan Xukuumadda
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u soo jeedisay Dawladda Maraykanku in ay la Wareegto Dekedaha Istaeaatijiga ah ee ku yaala Dalkaasi, taas bedelkeedana aanu ku dhiiranin Aqoonsiga Somaliland.
Warqad uu xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliyanu Qoray Dhigiisa Maraykanka Donald Trump
Oo ay Semafor aragtay ayaa ku sheegay in ay u hayaan goobo Istaraatiji ah.
Dekedaha Boosaaso iyo Berbera ayaan Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya
Gacanta ugu jirin, Waxaana ta Berbera Oo ay Dawladda Maraykanku aad u danaynayso Maamusha Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu heshiiskeedu ka go’o.
Dhinaca Boosaaso ayaa iyana Waxa Maamusha Puntland oo indhaweyd aanay isku wanaagsanayn Soomaaliya.