Malaysia:Ardayda Oo Qasab Lagaga dhigay in ay Dharkooda ku soo toshaan Calanka Waddankaasi.

Friday March 28, 2025 - 11:00:55
hadhwanaagnews
Dhererka Calanka oo lagu tolayo dhinaca midigta ee shaadhka


Golaha Wasiiradda ee Dalka Malaysia ayaa fadhi ay yeesheen ku ansixiyay in Ardayda Dalkaasi ee ku jirta Waxbarashada heerarka Kala duwan ay dharkooda ku soo toshaan Astaanta
Calanka Dalkaasi Marka la gaadho Bishan April ee Fooda inagu soo haysa 21da.
Dhererka Calanka oo lagu tolayo dhinaca midigta ee shaadhka oo uu la socdo magaca Ardaygu dhererkiisu Waa 5cm , halka balacuna uu ka yahay 2.5cm.
     
Loading...