Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa soo qabtay Bakhaar dawooyin dhacay lagaga bedelayey Taariikhda isticmaal iyo mudada ay dhacayaan dawooyinkaasi.
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo Arrintaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay Dambi weyn tahay hawshaasi loona dul qaadan doonin.