Xasuuqii dacawaley iyo Nabadda laysla qaatay maxaa sababay? Iftiimin.

Wednesday March 26, 2025 - 08:05:41
hadhwanaagnews
Nabadda oo horseed u ah nolol deggan, horumarka bulshada
May be an image of ‎map and ‎text that says '‎Taizz تعز Ässab عصب Aden عدن uti Gulf of GulfofAden Aden Berbera بريرة Borama بورامات بوراما Ceerigaabo ايرجافو Hargeisa جيسا هرچيسا هر Dawącaley Burco برعو Degehabur ደገሃቡር Laascaanood لاسعانود‎'‎‎


Deegaanka Dacawaley ee DDS ayaa bishii December 2024 waxaa ka dhacay xasuuq loo gaystay dadka deegaanka laguna laayay boqolaal qof 2cisho gudohood.

Dadka deegaanka oo aad moodo in ay ka ilbaxsan yihiin somali inteeda kale, una bisil yihiin dhinac kasta oo loola yimaado ,nabad iyo colaadba, ayaa waxay ahaayeen kuwa difaacay nafahooda iyo hantidooda waqtigii colaada isla iminka qaatay nabad buuxda.

Nabadda oo horseed u ah nolol deggan, horumarka bulshada, iyo koboca dhaqaalaha. Dhinaca kale, geesinimada dadku ee ku adkaysiga nabadda ka dib xasuuq ama dhibaato, waxay muujinaysaa dulqaad, bisayl siyaasadeed, iyo rabitaan lagu gaadhayo xal waara oo aan dhiig ku daadan. Tani waxay tusaale u tahay in nabaddu ay tahay dariiqa kaliya ee lagu gaadhi karo nolol wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.

Waxaanay tusaale nool utahay wax kasta oo laysku qabto ama khilaaf kasta in xal loo heli karo, marka maamul jiray Qaladkii dhacay saxo ama laga heshiiyo.
By Abdinuur Axmed Abdi
     
Loading...