Kulanka oo lagaga hadlay arrimo khuseeya labada ,,
Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan), Maxamuud Aadan Jaamac Galaal, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibedda Taiwan Dr. Lin Chia-Lung.
Kulanka oo lagaga hadlay arrimo khuseeya labada dawladood ayaa sidoo kale safiirku waxa uu wasiirka gaadhsiiyay warqad madaxweynaha Somaliland, Cabdirraxmaan Maxamed Cabdillaahi u diray madaxweynaha Taiwan Lai Ching-te.