Guddoomiyaha WADDANI Xirsi Cali X. Xasan oo Booqday Dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo Madaniga

Friday March 21, 2025 - 16:22:36
hadhwanaagnews
Guddoomiyuhu wuxuu mid mid u dul istaagay dhaawacyada
May be an image of 5 people and hospital


Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI, Xirsi Cali X. Xasan, oo ay weheliyaan qaar ka mid ah agaasimeyaasha dowladda, ayaa maanta booqday dhaawacyada ciidamada qaranka iyo kuwa madaniga ah ee Madaniga, kuwaas oo ku dhaawacmay dagaalladii ugu dambeeyay.

Guddoomiyuhu wuxuu mid mid u dul istaagay dhaawacyada, isagoo u rajeeyay caafimaad degdeg ah, wuxuuna muujiyay sida ay xukuumaddu uga go’an tahay daryeelka iyo garab istaagga ciidamada dhaawacmay.
.
     
Loading...