Wasiir Afgaab ayaa sheegay in xukuumaddu ka go'an tahay in la hirgeliyo...
Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa u qorshaysay Gobolka Sanaag mashaariic horumarineed iyo qorshayaal dhaqaale oo gaadhaya 1 Bilyan oo dollar, kuwaas oo lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha, adeegyada bulshada, iyo fursadaha kobaca gobolka.
Wasiir Afgaab ayaa sheegay in xukuumaddu ka go’an tahay in la hirgeliyo barnaamijyo wax ku ool ah oo kor u qaadaya nolosha bulshada, isla markaana horseed u noqon doona horumar waara.
Hadalka Wasiirka ayaa u dhignaa""Xukuumadda Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro,Gobolka Sanaag waxay u qorshaysay mashaariic iyo Qorshayaal gaadhaya 1. Bilyan oo dollar."