Sida lagu xusay warbixin lagu daabacay Addis Standard, labada dal
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa isku afgartay wada-shaqeyn dhow oo ku aaddan isticmaalka dekedda Lamu, taasoo qeyb ka ah dadaallada Itoobiya ee ay ku raadinayso marin badeed rasmi ah.
Sida lagu xusay warbixin lagu daabacay Addis Standard, labada dal ayaa heshiis hordhac ah ka gaadhay in Itoobiya ay si rasmi ah uga faa’iidaysato dekedda Lamu, taasoo muhiim u ah kobcinta dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga Itoobiya