Kulmiya Kala Yaacayo Kaalintii U Baneeyay,Wadanigii Kardhanaayay.

Thursday October 24, 2024 - 17:32:48
hadhwanaagtv
Kooshinkii Laga Gaadh,Dadka Yaan La Kadeedin,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Kala Guurkii La Gaadhye,Kulmiya U Baneeyay,

Wadanigi Kardhanaye,Kariimow Na Badbaadi,


Koodii Doona Ha Foose,Kulaylkii Ha Na Dhaafo,

Kaftankiiba Dhamaayo,Koosaradiiba La Qaaday,


Kooshinkii Laga Gaadh,Dadka Yaan La Kadeedin,

Kalahaada Arooryiyo,Kulaylkeeda Cadceedah,


Kuyugaw Taagantahiin,Kalkasta Waynu Maraye,

Waxay Soo Kordhiyaan,Waa Karaamo La'aan Iyo,


Kala Sooco Bulshadeena,Karaahidii Umadeena,

Kalhorekaad Cugateen,Muxu Keenay Dalkeena,


Kud Ka Guur Kanjaw Guur,Kuligod Masa Weeye.

Ismail Abdillahi Handuleh

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...