Bismillaahi Alraxmaan Laraxiim[A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Suuqa Maynu Ka Saaro,Sirahooda Tilmaano,
Sacab Maynu Ka Dayno,Siyaasiintan Saqiiray,
2-Somaliweyn U Shaqeya,Shacabkena Siraaya,
Somalilaan Qaran Weeye,Siraadkeda Baxaya.
3-Sas Ka Qaaday Cadaawe,Saxeexe Wadankoda,
Shisheeya U Sadqeeyay,Siisi Siiyay Dhulkeeye.
4-Ordugan Bada Siiyey,Iyo Saadka Ku Duugano,
Saylaconay Lahayniyo,Ku Sakhramay Mouga.
5-Sandule WeeyeAqoonsi,Siday Yeel Hadhaw,
Toobadii Nagu Seegoo,Ileen Saamixi Maynee.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!