DEG DEG Xil,Abiib oo lasii daayay hadda

Monday September 30, 2024 - 13:17:54
hadhwanaag
Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland ayaa Xadhigii
No description available.


Xildhibaan Maxamed Abiib oo xoriyadiisa helay hada ka dib amarkii Gudoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland uu bixiyay.

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland ayaa Xadhigii Xildhibaan Maxamed Abiib ku tilmaantay mid qayru-dastuuri ah waxaanay amartay in degdeg loo sii daayo Xildhibaanka oo Isla maanta ah Taas oo ciidanka Asluubtuna u hogaasamay.
     
Loading...