Warqad furan ku socota Madaxweynaha Qaranka Mudane : Muuse Biixi Cabdi

Sunday September 15, 2024 - 07:54:06
hadhwanaag
Agaasimaha Guud Ee Baanka Sland



Mudane Madaxweyne hayadaha Qaranka waa in ay is dhisaan lakiin Agaasimaha GuudBaanku waa nin reer xamara walawayn kusoo koray wuxuuna caadaystey in uu lacagta qaranka xado oo safaro ku tago imaaratka carabta taaso uuku lunsaday lacag badan oo uu buugagta baanka ku sheegay in lagusoo iibinayo , halkii madbacada qaranka Baanka dhexe JSL ka dabacan jiray in uu lacago badan ku labaxo

Qodobka labaad waa macalin caanka ah maxkamadaha oo ku kacay dhowr-jeer falal kubsi ah hadii aad la xidhiidho garsoorayasha maxkamadaha warka waa lagu xaqiijinaya

Durtaba wxuuu dhistey guri weyn iyo dhul qaaliya

Xaga qabyaalada wuxuu kala qobqobay shaqaalha isagoo kala xigtaysta baanka wuxuu qoray shaqaale reer axmed waliba jilibka uu kazoo jeedo wuxuu dagaal kula jiraa beelaha kale ee sacad muuse isagoo xilkii ka qaaday reer samatar kuna badalay reer axmed jifidiisa hoose

Mudane madaxweyne waadiga shirci kasoo saaray kubisga habalaha neceb in hablaha lakubsadowaxaan ka codsanaynaa in aad u hiiliso habalaha oo aad xilka ka caydhiso agaasimaha caanka ku ah kubsiga

Dhinaca kale wuxuu albaabada u xidhay madbacda qaranka oo ku tiirsaneyd iibsiga dabahadaha Baanka isagoo dubai kazoo dabacanaya agabkii loo bahna lacag badana kula baxaya,

Free journalist

Mukhtar mecaad miigane

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...