DEG DEG Xil.Maxamed Abiib oo Lagu Xidhay Garoonka Cigaal

Monday September 02, 2024 - 12:09:09
hadhwanaagnews
Xildhibaanka ayaa lay sheegay in hadda loo qaaday dhinaca C.I.D
May be an image of 1 person and newsroom

Madaarka Hargaysa waxa laga xidhay Xildhibaan Maxamed Abiib sida ay noo xaqiijiyeen illo wareedyo muhiim ah.

Xildhibaanka ayaa la sheegay in hadda loo qaaday dhinaca C.I.D-da magaalada Hargaysa.
     
Loading...