DEG DEG Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Maraykanka

Monday September 02, 2024 - 11:19:04
hadhwanaagnews
Ninkan toogashadda ku dhintay ayaa la sheegay..



Waxaa dalka Maraykanka lagu dila Muwaadin Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Khadar Indho.


 

Ninkan ayaa ku geeriyooday toogasho ka dhacday agagarka suuqa Karmel ee magaaladda Minneapolis dalka Maraykanka .


 

Ninkan toogashadda ku dhintay ayaa la sheegay in uu kamid ahaa dhallinyarada darbiga kasoo booday, wadanka Mareykankana joogay dalkaas muddo kooban.


 

Sidoo kale, waxaa dhaawac uu soo gaaray labo qof oo kale oo ah Soomali ah .

     
Loading...