Habar Awlna Waxaan Lee Yahay Habar Awaleey ....
"Garxajisoow Ilma Adeerayaal Af-Xumada Joojiya,Cadhadana Joojiya Ragii Rabshadaha Abuuri Jirayna Inaga Qabta Wadankana Inoo Dajiya .
Habar Awlna Waxaan Lee Yahay Habar Awaleey Laba Isku Heli Maysaan Dalka Intiisa Nac Aan Dago Oo Lacagta Reer Sheekh Isxaaq Anigu Aan Hayo,Kuraastana Ogolaan Maayo In Ay Cid Kale Fuusho Reer Somaliland Waa In Ay Maanta Soo Saaraan Cabdiraxmaan Ciro
”Ex-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble .