DEG DEG Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo geeriyooday

Wednesday May 28, 2025 - 18:55:53
hadhwanaagnews
waxa uu ku geeriy



Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa goor- dhawaweyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu ku xanuunsanaa muddooyinkii danbe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Punland.

"Allaha u naxariisto General Maxamed Siciid Xirsi * MORGAN) oo goor dhow ku geeriyooday Magaalada Nairobi. General Morgan wuxuu taariikh dheer ku lahaa Ciidanka Xoogga Somalia. Wuxuu la taliye amni haddeer u ahaa Puntland oo uu qayb weyn ka ahaa dagaalka lagula jiro Daacish, Samir iyo iimaan dhammaan qoyska, ehelka iyo Soomaalidaba.” Ayuu wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa ku qoray bartiisa Facebook.


bbc/somali


     
Loading...