DEG DEG Sideed qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka waqooyi ee Degmadda Sallaxley. SAWIRO

Monday July 29, 2024 - 17:58:43
Hadhwanaagtv
shil gaashi oo ka dhacay degmada Salaxley

May be an image of 3 people and car

Sideed qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka waqooyi ee Degmadda Sallaxley.
     
Loading...