Xulka Ingiriiska Oo Laga Qaaday Koobkii Yurub Taariikhda Qorantay xulka Spain

Monday July 15, 2024 - 06:53:18
Xulka Ingiriiska Oo Laga Qaaday Koobkii Yurub Taariikhda Qorantay xulka Spain


Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England.

Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer.

xulka Ingiriiska ayaa sii dheeraystay wakhtiga uu bilaa koobka yahay, 50 sanadood ayey kor u dhaaftay mudada uu xulka England naawilayo inuu ku guulaysto koob weyn oo caalami ah.

Spain's Alvaro Morata holds the trophy as he celebrates with his teammates after winning the final match between Spain and England at the Euro 2024 soccer championship in Berlin, Germany, July 14, 2024.

     
Loading...