DEG DEG Masuul xisbiga Waddani ka tirsan oo Tooray lala dhacay Xilli Uu Salaadii Maqrib Tukanaayay.

Monday June 24, 2024 - 07:34:49
Hadhwanaagtv
Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga Wadani Ahmed Faaxle...
No description available.


Masuul xisbiga Waddani ka tirsan oo Tooray lala dhacay Xilli Uu Salaadii Maqrib Tukanaayay.

Gudoomiye Ku xigeenka xisbiga Wadani Ahmed Faaxle ayaa masaajid dhexdiisa qof shicib ah dhaawac ugu geystay isagoo ku tukanaya salaada makhrib waxaana ku weeraray mindi ,

Waxaan xaaladiisa caafimad lagu dabiibayaa dhakhtarka magaalada berbera ,
     
Loading...