Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhamaan Hambalyo Uu DirayaDadka Islaamkaa Ah MunaasibadaCiidUl-FitriAh

Wednesday April 10, 2024 - 12:54:39
hadhwanaagtv
Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr



Aniga Oo Ku Hadleya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kaan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Western Canada



Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bikhayr



Waxaan Hambalyo Uu Diraya Dhamman Dadka Islaamka Eh Gaarahaan ShacabkaSomaliland Iyo Baheweynta Xisbiga Waddani



Illaahay Waxaan Ka Ragaynaya Sanadankan Sanadankiisa



Bash Bash Iyo Barawaqo Inugu Gadhsiiyo



Aamin, Aamiin ,Aamiin



Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...