Muuse Biixi oo golaha wakiillada u gudbiyey warqad lagu eedeynayo xubinta xisbiga WADDANI ee komishanka doorashooyinka.

Wednesday February 28, 2024 - 14:13:23
hadhawanaag
Toddobaadka soo socda ayaa la filayaa in Golaha wakiilladu..



Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha wakiillada u gudbiyey warqada eedeynta Kominshineer Cabdicasiis Xirsi Warsame oo ah xubintii xisbiga WADDANI ku matalayay guddida doorashooyinka.


 

Toddobaadka soo socda ayaa la filayaa in Golaha wakiilladu codka kalsoonida u qaadan eedeynta Kominshiner Cabdicasiis Xirsi Warsame.


 

Golaha wakiilada ayaa xaq u leh inay xilka ka qaadan Kominshiner-kaCabicasiis iyo inay diidan eedeynta loo soo jeediiyey oo uu sidaas kaga mid ahaado 7 xubnood ee Kominshanka Doorashooyinka.

     
Loading...